Dowlada oo Ciidamo badan maanta ka dejisay Gobolka Gedo (Daawo Sawirada)

Garoonka Diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo waxaa ka degtay diyaarado gaar ah oo waday ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo laga daad gureeyay magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo katirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee dowlada Soomaaliya ayaa loo qaaday degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo gaar ahaan dhinaca xuduuda ay wadaagn Soomaaliya iyo Kenya. … Continue reading Dowlada oo Ciidamo badan maanta ka dejisay Gobolka Gedo (Daawo Sawirada)